Kamala Harris oo mudo 85 Daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka !!

Kamala Harris oo ah Madaxweyne kuxigeenka dalka Mareykanka ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo mudo daqiiqado kooban ah Madaxweyne ka noqota dalka Mareykanka gacantana ku dhigta awooda dalkaasi. Madaxweyne kuxigeenka dalka Mareykanka Kamala Harris ayaa mudo 85-daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka xiligaas oo Madaxweyne Joi Biden uu baaritaan caafimaad marayay kuna jiray isbitaal … Continue reading Kamala Harris oo mudo 85 Daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka !!